Startsidan för Sandvikens kommuns webbplats

About Kulturskolan

English

The Arts School (Kulturskolan)

The Arts School (Kulturskolan) is a meeting point for children and young adults aged 5-19 who want to develop with others. Here we combine creativity and imagination with singing, music, rhythm, art, acting, circus, writing and performance!

We offer courses in art & design, writing, singing, acting, circus and a vast number of musical instruments:

  • Recorder, flute, clarinet, saxophone, trumpet, trombone, French horn, baritone, tuba
  • Violin, viola, cello, contrabass
  • Giutar, piano, electric bass, percussion/drums
  • Singing and choral singing

We also have a basic course for children aged 6-8 called Speldosan (the Music Box), and a course for children with functional impairments.

In addition to training, you'll also get to show your work to an audience. We also organise small tours, camps, workshops, etc.

Cost: SEK 725 per term and subject (we follow the term times of the school)
Lesson time: 20 minutes per week for individual training, 30-90 minutes per week for group training, depending on group size and subject.

Students who play orchestral instruments or who sing are also offered participation in an ochestra or choir for no extra charge.

You can rent wind and string instruments from us; SEK 300 per term.

Register on the red button below or contact the Art School's office on:
Thelephone: 026-24 15 24
E-mail: kulturskolan@sandviken.se

Tha Art School will contact you when there is a free spot on your subject.

Somali

Kulturskolan

Kulturskolan waxa weeye goob kulan oo loogu talo galay carruurta iyo da'yarta u dhaxaysa 5-19 sanno ee raba inay wax wada qabadaan. Halkan waxa la isku dhex wadaa hal abuurnimo iyo khiyaali wata heeso, muusig, laxan, sawir farshaxan, wax matalid, wax qarid iyo bandhigyo!

Waxaanu haynaa koorsooyin sawirka farshaxanka & qaabeynta, wax qarida, heesaha, wax matalida iyo ciidaa wax leeg oo qalabka muusiga lagu tumo ah:

  • Qalabka duubista, biibiilaha, trumbada, saxofoonka, buun, taroonbada, hoonka geeska, caroogada, tubada
  • Fiyooliinta, fiyooliinta weyn, fiyooliinta bayska, bayska
  • Giitarka, biyaanada, kamanka bayska korontada, durbaanka
  • Heesaha iyo heesaha kooxda

Waxa kale oo aanu haynaa koorso bilow ah oo carruurta 6-8 sanno jirta loogu talo galay taas oo la yidhaa Speldosan iyo koorso carruurta cutyaamiinta ah loogu talo galay.

Marka laga tago waxbarashada waxa kale oo aad ka qeyb qaadan kartaa inaad bulshada u soo bandhigto shaqadaada. Waxa kale oo aanu diyaarinaa wareegyada yaryar, xeryaha, siminaarada iwm.

Kharashka: 725 kr semisterkii iyo maadadii kasta (vaxaanu raacnaa wareega semisterka dugsiyada).
Xiliyada casharada: 20 daqiiqo todobaadka marka casharka kaligaa laguu dhigaayo, 30-90 daqiiqo todobaadkii warka koox ahaan wax laguugu dhigaayo iyadoo ku xidhan inta ay koodku leegtey iyo maadada.

Ardeyda tumi karta qalabka baamboyda ama kuwa heesi kara ayaa loo soo bandhigayaa inay ka qeyb qaataan kooxda baamboyda ama inay la heesaan kooxda iyadoo aan wax kharash dheeraad ah lagaa qaadeyn.

Waxaad naga kireysan kartaa qalabka muusiga oo 300 kr/saacadii ah.

Sidan ayaad isku diiwaan galinaysaa:
Bogga kulturhuset ee internedka: www.sandviken.se/kulturskolan External link. meesha "Anmälan terminsavgifter" hoosteeda.

Ama la soo xidhiidh xafiiska Kulturskolan:
Cinwaanka Kulturcentrum, Köpmangatan 1
Telefoonka 026-24 15 24 ama
Emaylka kulturskolan@sandviken.se
Kulturskolan ayaa kula soo xidhiidhaaya marka ay meeli banaanaato.